Axmed Madoobe oo Sare u Qaaday Fursadaha Dib-u-xulashada Farmaajo !!

Codbixin dadweyne waa tiirka ugu muhiimsan nidaamka dimuquraadiyadda ee is xukunka shacabka. Codbixiyaasha waa kuwa go’aamiya nidaamka “fikradaha” dalka lagu maamulo iyo madaxda fulinaysa. Hanaanka codbixinta dunida waxaa carqalad ku noqday faraggelin dibadeed iyo danaha dabaqadaha hodanka ah. Labadan arrimood waxay sabab u noqdeen in wakiillada shacabka noqdaan kuwo aan matalin danaha iyo fikradaha muwaaddiniinta. … Continue reading Axmed Madoobe oo Sare u Qaaday Fursadaha Dib-u-xulashada Farmaajo !!